Page 16 - Hassan le petit pecheur en somalie
P. 16
Dugsiga dhegoolayaasha , Nuur degdeg ayuu u kor ugu kacay,
maalin walba in yar buu bartaa. Xilli walba macallimiintiisu
isaga ayay ka sheekeeyaan.
“ wiilkan yari waa cajiib, kuwii kale oo dhan buu dhaafay”
ayuu yidhi mid ka mida macallimiintiisa
“ wuu ku fiican yahay inuu tego fasalka labaad” ayuu macallin
kali yidhi.