Page 16 - Hassan aime l école somali
P. 16

Dugsiga dhegoolayaasha , Nuur degdeg ayuu


                 kor ugu kacay, maalin walba in yar oo siyaado

                 ah ayuu bartaa. Xilli walba macallimiintiisu


                 isaga ayay ka sheekeeyaan.


                 “ wiilkan yari waa cajiib, kuwii kale oo dhan

                 buu dhaafay” ayuu yidhi mid ka mid ah


                 macallimiintiisa


                 “ wuu ku fiican yahay inuu tego fasalka labaad”


                 ayuu macallin kali yidhi.
   11   12   13   14   15   16