Page 11 - Hassan aime l école somali
P. 11

Xilliga fasaxyada, Xasan wuxu nacaa inuu

                aqalka iska dhex fadhiyo.  Aroortii horay


                buu u qureecdaa, dabadeed wuxu u tegaa

                saaxiibbadiisa yaryar ee xaafadda oo waxay


                wada ciyaaraan kubadda, dhuumaalaysiga …...
   6   7   8   9   10   11   12   13   14   15   16