Page 13 - Hassan aime l école somali
P. 13

Xasan iyo saaxiibkii  way is maaweeliyaan,

                waxa kale oo ay sameeyaan waxyaabo kale oo


                muhiim ah, Xasan wuxu saaxiibkii u bilaabay

                baridda xarfaha iyo weliba tirooyinka.
   8   9   10   11   12   13   14   15   16