Page 2 - Hassan aime l école somali
P. 2

XASAN DUGSIGA WUU JECEL YAHAY





                Habeen walba, Xasan wuxu diyaarsadaa

                shandadiisa.  Wuxu hubiyaa in qalimadiisa,

                qalin rasaaskiisa, masaxaaddiisa ay dhammaan

                borsada qalimada ugu jiraan. Haddii ay wax


                ka maqnaadaan, si degdeg ah ayuu hooyadii

                ugu sheegaa.
   1   2   3   4   5   6   7