Page 4 - Hassan aime l école somali
P. 4

Markuu waddada marayo, Xasan weligii ma

                degdego. Wuxu maanka ku hayaa waanadii u


                dambaysey ee hooyadii :

                ( wiilkaygiiyoow si fiican ii dhegeyso, waddadu


                way halis badan tahay, ha ordin gaar ahaan


                markaad laamida ka tallaabayso).
   1   2   3   4   5   6   7   8   9