Page 5 - Hassan aime l école somali
P. 5

Fasalka dhexdiisa, si fiican buu cashirkiisa

                ula socdaa, macallimadu mar walba waxay


                isaga u doorataa inuu kor u akhriyo.

                Xisaabta, durba wuxu tirin karaa boqollaal.


                Xagga maaddada diiniga ah (tarbiya


                islaamiya), macallinkiisu isaga wuu ku

                faanaa. Shanta tiir ee Islaamka (Arkaanta


                Islaamka) ayuu korka ka hayaa.
   1   2   3   4   5   6   7   8   9   10