Page 10 - Hassan le petit pecheur en somalie
P. 10

Xasan waxa kale oo uu caawiyaa dadka waaweyn ee dugsiga

                ka shaqeeya. Baaldiga  biyaha ayuu gaardiyaanka u keenaa

                si uu geedaha ugu waraabiyo, tuwaalladana wuxu u geeyaa

                haweenka nadaafadda si ay fasallada dugsiga ugu masaxaan.
   5   6   7   8   9   10   11   12   13   14   15