Page 5 - Hassan le petit pecheur en somalie
P. 5

Fasalka  dhexdiisa,  si  fiican  buu  cashirkiisa  ula  socdaa,

                macallimaddu waxay had iyo goor u sheegtaa in cashirka kor

                loogu dhawaaqo. Cashirka xisaabta, durba wuxu tirin karaa

                boqollaal. Xagga maaddada  diiniga ah (tarbiya islaamiya),

                macallinkiisu isaga wuu ku  faanaa. Shanta tiir  ee Islaamka


                (Arkaanta Islaam) ayuu korka ka hayaa.
   1   2   3   4   5   6   7   8   9   10