Page 6 - Hassan le petit pecheur en somalie
P. 6

Cashirka farshaxanka, aad ayuu u fiiro badan yahay. Mar

                 walba wuxu taswiiraa wax cusub. Sawirradiisa wuxu ku

                 naqshadeeyaa midabbo kala duwan, oo macallimaddiisa ka


                 farxiya.
   1   2   3   4   5   6   7   8   9   10   11