Page 7 - Hassan le petit pecheur en somalie
P. 7

Xagga ciyaaraha, waxa u horreeya kubadda cagta. Ha yeeshee

                xasan waxa kale oo uu jecel yahay ciyaarta xadhig ka boodka,

                dhuumaalaysiga, iyo qorituurka.





                NB : ciyaaran afsoomaali kuma garanayo sidaa awgeed waan

                cabbiray
   2   3   4   5   6   7   8   9   10   11   12