Page 9 - Hassan aime l école somali
P. 9

Maalin walba, biririfta labaad dhexdeeda, wuxu


                u yeedhaa saaxiibkiisa koobaad ee Askar.

                - « Askar, halkan kaalay, adigu maanta waxad


                masaxaysaa  kuraasta iyo miisaska,  aniguna


                waraaqahaan dhulka ka ururin, dabadeed

                selledda qashinka ayaan ka soo daadin. »
   4   5   6   7   8   9   10   11   12   13   14