Waxa kale oo uu ku bartaa dugsiga xushmaynta dadka kale. Xilliga biririfta wuxu cuwaaftiisa wax ka siiyaa saaxiibbadiisa fasalka.