Page 10 - Hassan aime l école somali
P. 10

Xasan waxa kale oo uu caawiyaa dadka


                waaweyn ee dugsiga ka shaqeeya. Baaldiga


                biyaha ayuu waardiha u keenaa si uu geedaha

                ugu waraabiyo, tuwaalladana wuxu u geeyaa


                haweenka nadaafadda si ay fasallada dugsiga

                ugu masaxaan.
   5   6   7   8   9   10   11   12   13   14   15