Page 2 - Hassan le petit pecheur en somalie
P. 2

XASAN KALLUUMAYSTE



                Aroor walba, Xasan horay buu u toosaa. Wuu qureecdaa , oo

                wuxu dul fadhiistaa sallax yar oo badda geerkeeda ah, waa

                meel uu jeclaaday inuu maalinta oo dhan uu khaydkiisa ku


                kalluumaysto.
   1   2   3   4   5   6   7