Markuu dariiqa marayo, Xasan weligii ma degdego. Wuxu maanka ku hayaa waanadii u dambaysay ee hooyadii : ( wiilkaygiiyoow si fiican ii dhegeyso, dariiqu wuu halis badan yahay, ha ordin gaar ahaan markaad waddada ka tallaabayso).