Page 3 - Hassan le petit pecheur en somalie
P. 3

Xasan  waa  kalluumayste  fiican.  Markuu  aqalkooda  ku  soo

                noqdo,  wuxu yimaaadaa isagoo kalluun badan sellediisa yar

                ku sita. Kalluunka qayb hooyadii buu siiyaa si ay u shiisho,

                inta soo hadha wuxu ku iibiyaa sariibadda. Hooyadii aad bay

                isaga ugu faraxsan tahay.
   1   2   3   4   5   6   7   8